Loading...
Chargement
SOMGEM_DJIB
DOI : 10.34847/nkl.f2dblwn5
Publique
Auteurs :
Sabrina Bendjaballah et David Le Gac
Production de phrases en somali incluant les occlusives voisées simples et géminées b, d, g dans 5 contextes syntaxiques et prosodiques et à l'intérieur du mot. Les contextes sont les suivants : simple intervocalique à l'intérieur d'un mot, géminée intervocalique à l'intérieur d'un mot, simple à l'initiale d'un mot (composés, génitifs et constituants indépendants). Ces énoncés ont été produits par... 1 locuteur de Djibouti (SAA).
A propos de cette expérience, cf. Bendjaballah & Le Gac. 2021. « The acoustics of word-initial and word-internal voiced stops in Somali ». Journal of the International Phonetic Association (JIPA).
https://doi.org/10.1017/S0025100321000281
Fichiers
Visualisation
Sanad ka hor dhibaatooyinkani waxay ka dasheen dagaalkii. "These problems arose from THE WAR a year ago."

Salaasadii Hibaaqi waxay la mushaaxday Cali. "Hibaaq went for a stroll WITH ALI on Tuesday."

Cabdulmaalik jibaallo wuxuu la hagaajinayaa Kulmiye. "Cabdulmalik is going to repare roofs WITH KULMIYE."

Sanad ka hor libaaxyo waxay dileen Diiriye. "Lions killed DIIRIYE a year ago."

Kulmiye saaxiibad wuxuu kula mushaaxay xeebta. "Kulmiye went for a stroll with a female friend AT THE BEACH."

Abuubakar dhibbaannihiisii wuxuu ku daaweeyey jeermitire. "Abubakar treated his wounds WITH DISINFECTANT."

Shaleyto jiriibbanno waxay ka dhaceen guriga jaarkiisa. "Yesterday there were quarrels IN THE HOUSE OF HIS NEIGHBOUR."

Shaley Cali gibbaanno wuxuu u keenay Kulmiye. "Yesterday Ali brought livestock giving little milk TO KULMIYE."

Qiimihii laba jibbaar waxaa ka dhigay Jaamac. "JAMAA doubled the price."

Kalaammadu shibbanayaal waxay ku qoranyihiin xarfaha Carabiga. "IN THE ARABIC SCRIPT words are written with consonants."

Berrito Cali Batuulo wuxuu bari doonaa Gadiid. "Tomorrow Ali will introduce GADIID to Batuulo."

Saaka Canabi Bashiir waxay u goodisey middi. "This morning Anab has threatened Bashiir WITH A KNIFE."

Shaleyto shaaqi bambano wuxuu ku weeraray bankiga Djibuuti. "Yesterday a servant attacked a bank in Djibuti with grenades."

Dugsigii naagi barihii waxay u caaydey si adag. "At school a woman insulted the teacher HARSHLY"

Saaka aboodi bakayle wuxuu ku dhiftay ciddiyihiisii. "This morning a vulture took away a hare/rabbit WITH HIS CLAWS."

Adeerkay shaaqi bangi wuxuu ahaan jirey afartan sanadood. "My uncle was a bank worker FOR FORTY YEARS."

Shaleyto baqti bakayle wuxuu ku yiil beertii Warsame. "Yesterday there was a mule/vulture/hare’s carcass IN WARSAME’S GARDEN."

Shaleyto uumi batrool waxaa sii daayey Cali baabuurkiisi. "Yesterday CALI’S CAR released a petrol vapor/steam."

Isniintii dooddi baabuurro waxaan ku daawaday Hargeysa. "I watched a car race IN HARGEYSA on Monday."

Saaka bateri baabuur waxaan ka soo iibasaday Kulmiye. "This morning I bought a car battery FROM KULMIYE."

Dheel wuxuu galti-baxay tan iyo goortii uu bartay qoridda afka. "Dheel became assimilated since he learnt to write the language."

Dalkani galti-bixidda wuxuu u fuliyay si waxtar badan leh. "This country carried out the assimilation VERY EFFICIENTLY."

Dheel wuxuu hafti-baxay saddex daqiiqadood ka dib. "Dheel got his breath back AFTER/IN THREE MINUTES."

Wasiirkii cilmi-baaris wuxuu u siiyay siddeed malyuun oo doollar. "The minister gave EIGHT MILLION DOLLARS for the scientific research."

Shaley Cali gidaarro wuxuu la rinjiyayay Maxamed. "Yesterday Ali painted walls WITH MOHAMED."

Wasiirkii faaqidayaal wuxuu kula kulmay jaamacadda Hargeysa. "The minister met researchers AT HARGEYSA UNIVERSITY."

Saaxiibkaygii dhidarro wuxuu ku ugaarsan jirey dalka Kenya. "My friend used to hunt spotted hyenas IN KENYA."

Sanad ka hor ciidammo waxay xoog ku galeen dalka Suudaan "Military troops invaded SUDAN a year ago."

Maalin walba idaacaddani waxay faafisaa tibaaxyo. "This broadcast spreads UNCONFIRMED NEWS every day."

Shaley Rashiid ciidagale wuxuu ka helay gurigiisii. "Yesterday Rachid found a reptile IN HIS HOUSE."

Ciidammadii biddayaal waxay xoreeyseen sanadkii hore. "The military freed slaves LAST YEAR."

Barlamaanku ciddalayaal wuxuu ugu codeeyay sharci cusub. "The Parliament passed A NEW LAW in favor of owners."

Dhakhtaraddii riddaaminta waxay ka mamnuucday Jaamac. "The she-doctor forbade JAAMAC to lift things."

Sanad ka hor iddaaradu waxay gaadhay go’aanno cuscusub. "The management took NEW RESOLUTIONS a year ago."

Dallaayadi ciddabbaxda waxay u sugi doontaa si ay ugala hadasho arooska. "Dallaayad will wait until the end of the ‘legal period in which a muslim woman cannot re-marry’ TO TALK TO HIM ABOUT THE MARRIAGE."

Berrito Cali Dahabo wuxuu bari doonaa Gadiid. "Tomorrow Ali will introduce GADIID to Dahabo."

Saaka Canabi Darmaan waxay ku gooddisey mindi. "This morning Anab has threatened Darmaan WITH A KNIFE."

Shaley saxafi danjirihii wuxuu tooyday subax dhan. "Yesterday a journalist interviewed the ambassador ALL MORNING."

Sabtidii naagi dable waxay weerartay mudaaharaadkii markuu socday. "A woman attacked a private DURING THE MANIFESTATION on Sunday."

Shaley maroodi dabato wuxuu ku weeraray dalka Kenya. "Yesterday an elephant attacked hunters IN KENYA."

Shaleyto baqti dameer wuxuu ku yiil beertaydii. "Yesterday there was a donkey’s carcass IN MY GARDEN."

Sabtidii jeeni dameer waxaa galay dhakhtarkan xoolaha magaca dheer. "THIS WELL-KNOWN VET operated on a donkey’s fore leg on saturday."

Fuunduqii derbi daareed wuxuu dhisi doonaa saddex maalmood. "The bricklayer will build a (stone)house’s wall FOR THREE DAYS."

Walaalkay qasri danjire wuxuu booqday bishii hore. "My brother visited an ambassador’s palace LAST MONTH."

Saaka guri dabcadeed waxaan ka soo iibsaday buugag. "This morning I have bought BOOKS in a publishing house."

Shaleyto gaari-dameer waxaan ku waday waddooyinka magaalada. "Yesterday I drove a cart pulled by a donkey IN THE STREETS OF THE CITY."

Dadkani gooni-daaqyo waxay ahaayeen intii dagaalkii ku dhacay. "These people were isolated (persons) DURING THE WAR."

Walaalkay qalbi-daciif wuxuu ahaa sanaddo badan. "My brother was a person of weak character FOR MANY YEARS."

Cali illaahi-darro wuxuu muujiyay shirkii hore. "Ali showed insincerity AT THE PREVIOUS MEETING."

Cali cilmi-darradiisa wuxuu muujiyay shirkii hore. "Ali showed his ignorance AT THE PREVIOUS MEETING."

Shaley Cali sigaaryo wuxuu u keenay Yoonis. "Yesterday Ali brought cigarettes FOR YOONIS."

Dallaayadi cigaallo waxay u keentay walaalkay. "Dallaayad brought turbans FOR MY BROTHER."

Salaasadii Cigaal wuxuu la kulmay Yoonis. "Cigaal met YOONIS on Tuesday."

Sanad ka hor xigaalo waxay booqdeen aabbahay. "Close relatives visited MY FATHER a year ago."

Cabdillaahi digaagad wuxuu karin jirey arbacadii. "Abdallah used to cook a chicken ON WEDNESDAY."

Maalin walba fiigayaal waxay gali jireen beertooda. "Wild animals used to enter THEIR GARDEN every day."

Xarfaha higgaadda af-soomaaligu waa 5 xaraf oo shaqal ah iyo 21 xaraf oo shibbane ah. "The letters of the Somali alphabet are 5 vowels and 21 consonants."

Salaasadii miigganaantiisa waxaa ka maqsuuday Cali. "ALI was satisfied with his goodness on Tuesday."

Isniintii Cali gabbaad wuxuu ku dhisay afar saacadood gudohood. "Ali built a shelter IN FOUR HOURS on Monday."

Berrito Maryani Gadiid waxay bari doontaa Dallaayad. "Tomorrow Maryan will introduce DALLAAYAD to Gadiid."

Shaley saxafi gabyaagii wuxuu tooyday maalintii oo dhan. "Yesterday a journalist interviewed the poet FOR A WHOLE DAY."

Saaka gabadhi garsoorihii waxay ku caydey maxkamadda. "This morning a girl insulted the judge AT THE COURTHOUSE."

Shaleyto baqti gaani wuxuu yiil webiga. "Yesterday there was a crocodile’s carcass IN THE RIVER."

Shaley qaraami gabyaa uu tiriyay waxaa qaaday Diiriye. "Yesterday DIRIYE sang a poet’s love song."

Rooble laybreeri gabyaa waxaa ka amaahday buugag. "Rooble borrowed BOOKS from a poet’s library."

Diiriye qori galbeed wuxuu ka soo iibsaday suuqa Hargeysa ku yaal. "Diiriye bought an occidental rifle AT THE MARKET OF HARGEYSA."

Canabi shaati gabdheed waxay ugu deeqday Maryan. "Anab offered a girl’s shirt to Maryan."

Sabtidii dooddi gabayo wuxuu ka dhacay Hargeysa. "A race of cars place AT HARGEYSA on saturday."

Saaka bateri gaadhi waxaan ka soo iibsaday Kulmiye. "This morning I bought a car battery from KULMIYE."

Zaynabi shaati gaaleed waxay u soo iibinaysaa gabadheeda. "Zaynab is going to buy a Western shirt FOR HER DAUGHTER."

Diiriye derbi gabbaad wuxuu ku dhisay afar maalmood gudohood. "Diiriye built a shelter’s wall IN FOUR DAYS."

Shalay afguri galtiyeed waxaa ku hadlayay dadkaas. "Yesterday THOSE PEOPLE were speaking in a foreigner’s non-sense talk."

Jiilaalka hanfi galbeed wuxuu ka yimaaddaa dhinaca berriga. "In Jiilaal a western hot wind comes FROM THE DIRECTION OF THE LAND."

Kulmiye guri garsoore wuxuu deggenaa saddex sannadood. "Kulmiye has been living in a judge’s house FOR THREE YEARS."

Shaleyto cabsi-gal waxaa qabtay ardeydii jaamacadda joogay. "Yesterday THE STUDENTS AT THE UNIVERSITY were seized by panic."

Maalmahan caqli-gaabbo waxaa ah madaxweynayaal dalal xoog leh. "Nowadays unintelligent persons are president of powerful countries."

Maalmahan hanti-goosatadu waxay xukunkii la wareegeen dalal badan. "Nowadays the capitalists have taken power IN MANY COUNTRIES."

Licence
Creative Commons Attribution Non Commercial Share Alike 4.0 International (CC-BY-NC-SA-4.0)Collection
Citer
Bendjaballah, Sabrina ; Le Gac, David (2022) «SOMGEM_DJIB» [Sound] NAKALA. https://doi.org/10.34847/nkl.f2dblwn5
Relations
Cette donnée
est un supplément pour
10.34847/nkl.59fa6ixt
Déposée par
David Imbert
le
25/05/2022
nakala:title | xsd:string | Somali | SOMGEM_DJIB |
nakala:creator | Sabrina Bendjaballah et David Le Gac | ||
nakala:created | xsd:string | 2022-05-30 | |
nakala:type | xsd:anyURI | Son | |
nakala:license | xsd:string | Creative Commons Attribution Non Commercial Share Alike 4.0 International (CC-BY-NC-SA-4.0) | |
dcterms:description | xsd:string |
Production de phrases en somali incluant les occlusives voisées simples et géminées b, d, g dans 5 contextes syntaxiques et prosodiques et à l'intérieur du mot. Les contextes sont les suivants : simple intervocalique à l'intérieur d'un mot, géminée intervocalique à l'intérieur d'un mot, simple à l'initiale d'un mot (composés, génitifs et constituants indépendants). Ces énoncés ont été produits par 1 locuteur de Djibouti (SAA). A propos de cette expérience, cf. Bendjaballah & Le Gac. 2021. « The acoustics of word-initial and word-internal voiced stops in Somali ». Journal of the International Phonetic Association (JIPA). https://doi.org/10.1017/S0025100321000281 |
|
dcterms:language | xsd:string | somali | |
dcterms:subject | xsd:string | Somali | Somali |
xsd:string | Somali | production de phrases isolées |